Somalinkielinen kulttuuripäivä

Mosaiikkitori 2, 00980 Helsinki
Vuotalo

Tervetuloa juhlistamaan somalialaista kulttuuria Vuotaloon!

Tervetuloa juhlistamaan somalialaista kulttuuria Vuotaloon!

Tapahtuman pääjärjestäjänä toimii Somalitoons yhteistyössä Kulttuurikeskus Vuotalo.

Somalitoons tuottaa somalinkielisiä opettavaisia piirrettyjä sekä äänikirjoja lapsille. Yksi Somalitoonsin päätavoitteista on edistää ja vahvistaa somalinkielistä lastenkulttuuria. Tätä tehdään mm. järjestämällä elokuva - ja kirjallisuustapahtumia lapsiperheille.

Ohjelma
klo 12–13
Somalitoonsin alkutervehdys
Aivotutkija, professori Minna Huotilaisen videoesitys kulttuurin merkityksestä lapsen kehitykselle

klo 13–16
Toiminnalliset pisteet lapsiperheille:
- buraanbur-kansallistanssin harjoittelua
- nonstop korupaja
- somalinkielinen satutuokio
- kasvomaalausta

klo 16–17.30
Somalinkielen yliopisto-opettaja Liban Ali Hersi - kuinka oppia somalinkieltä ja kehittää oman äidinkielen opiskelua.
Kiitospuheet
Animaationäytös alkaa! Vuotalon elokuvasalissa näytetään Somalitoonsin somalinkielelle dubbaama uusin animaatioelokuva!

Paikalla tapahtumassa
Musa M. Isse kirjailija, kutsuvieras Ruotsista
Tähti & Kuu Books pienkustantamo
Shacni Aw-Musse & Nasteho M. Hassan,
Ubadka Mustaqbalka
Nimco Noor opettaja, kirjailija
Abdijabbar Ismael, lastenkirjailija
Kulttuurin kummilapset ja Annantalo
Ateneum
Helmet - Monikielinen kirjasto
Naju Cosmetics - Halima Abokor

HUOM. Tilaisuudessa myynnissä paljon somalinkielisiä lastenkirjoja!

Tervetuloa mukaan! Vapaa pääsy!

Assalaamu aleikum!
Waxaan mar kale qabanqaabinaynnaa maalinka dhaqanka Soomaalida oo lagu qaban doono magaalada Helsinki. Waa maalinta sabtida ah 27.1.2024, saacadda 12.00-17.30.
Goobta munaasabaddaan lagu qaban doono waa Xarunta Dhaqanka ee Vuotalo (Kulttuurikeskus Vuotalo) oo cinwaankeedu yahay: Mosaiikkitori 2, 00980 Helsinki.

Isla munaasabbadaan oo kale ayaan hore ugu qabannay xarumaha kala ah: Malmintalo iyo maktabadda Oodi, labadaaas munaasabadod waxaa ka soo qaybgalay dad wadaratooda guud lagu qiyaasay 650 qof.

Haddaba waxaan dhammaantiin idiinku yeereynnaa inaad nagala soo qaybgashaan munaasabaddaan, taasoo aan ku muujinaynno dhaqanka soomaalida. Waxaa goobta lagu soo bandhigi doonnaa barnaamijyo kala duwan oo la xiriira dhaqanka iyo farahaxanka.
Qabanqaabinta guud ee munaasabadda waxaa si wadajir ah u samaynaaya Somalitoons iyo xarunta dhaqanka oo Vuotalo.

Somalitoons waxaa ay soo saaraan buugaag cod iyo kartoonno kooban oo loogu talaggalay in ilmaha yar ay afka ku bartaan.
Ahdaafta ugu waawayn ee Somalitoons waxaa ka mid ah in la horumariyo oo la xoojiyo dhaqanka carruurta Soomaaliyeed, waxaana hadafkaas lagu gaari karaa, iyadoo la qabto munaasabadaha noocaan oo kale ah ee ka kooban filimmada iyo munaasabadaha suugaanta ah, kuwaasoo loogu talagalay qoysaska carruurta leh.

Barnaamijka sabtida 27.1.2024 wa sidaan oo hoos ku qoron

Saacadda 12-13
Furitaan iyo salaan oo ka socda qabanqaabiyaasha Somalitoons.
Cilmibaare dhanka maskaxda ah, barfasoor Minna Huotilainen, (bandhig fiidoyoow) -
Muhiimadda dhaqanku u leeyahay horumarka korriinka iyo caafimaadka ee ilmaha.

Saacadda 13-16
Waxaa sidoo kale goobta ka dhici doona barnaamijyo waxqabad oo xiiso leh:
Buraanbur ayaa caruurta yar la baraa, sheekooyin ayaa af-soomaali loogu akhrinaa ah iyo waji midabayn oo caruurta loogu tala galey.

Saacadda 16.00
Bare luqadda soomaaliga ka dhiga Jaamacadda Helsinki.
Liban Ali Hersi – Sidee ayaad u baran kartaa islamarkaana u horumarin kartaa luqaddaada hooyo.
Ugu dambeyn mahadnaq, markaa ka dhib waxaa hoolka Vuotalo ee filimada loogu talaggalay ka bilaaban doona soo bandhigista filimada kaartoonka ah, kuwaasoo ay Somalitoons saareen cod luqadda soomaaliga ah.

Goobta waxaa lagu iibin doonaa buugaag badan oo kuwa carruurta ah oo ku qoran luqadda soomaaliga.
Ku soo dhowaada munaasabaddaan qiimaha badan!